Site icon Daruur درور

Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso

Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso

Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso

Su’aasha:

Asc Waxaan idin waydiinlahaa dawooyinka loo qaato amateedka waxtarkooda iyo waxyeeladooda ?

Jawaabta:

Waxaa jira daawooyin badan oo fura Amateedka (abiteedka) , daawooyinkaas waxaa loo sameeyay dadka aan wax cuni karin ama aan dareemin gaajo mar kaste, sidoo kale dadka aad caato u ah waxaa laga yaabaa inay ku cayilaan, marka  waxaa ugu fiican daawooyinkan:

1- Megestrol Acetate waa kaniini oo fura cuntada  waa daawo asal ahaan loogu talaggalay in lagu daaweeyo kansarka naasaha dumarka

Megestrol Acetate
Megestrol Acetate

2- Oxandrolone Isna waa daawo oo loogu talaggalay dadka aan koreynin in la siiyo waa kaniini oo daaweeya caatanimada wuxuu koriyaa jirka , sidoo kale qofka wuxuu ka ilaaliyaa lafa burburka iyo cuduro kale.

Oxandrolone
Oxandrolone

sidoo kale daawooyin badan ayaa jira oo cuntada kuu furaya laakin dhammaan  inta badan waxay leeyihiin saameys kale oo dhib kuu keeni kara.

laakin daawo ha qaadanin adoon dhakhtar u bandhigin

Exit mobile version