Site icon Daruur درور

Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka praise and love

Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka praise and love

Waxaan shaki ku jirin amaanta inay ka mid tahay waxyaalaha qofka kugu jeclaado.

Qofka dabciga fiican oo dadka aan hadal ku dhaawicin waa la jeclaanayaa.

Sidoo kale hablaha waxay ka qalbi jilecsan yihiin raga marka naagta hadal macaan lagu amaano durba way isbaddalaysaa waxay noqonaysaa qof tixgalinyaso ninka amaanaya.

Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka
Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka

Qofka hadalka dhaawaca leh ku oranaya waxay u aragtaa inuu yahay cadow.

Waxaa yaab badan raga soomaaliyeed marka aysan naagta qabin way amaanaan marka ay guursadaan way caayaan taas ayaa lala yaaban yahay ilaa iyo hadda!

Amaanta dumarka waa shayga kaliya lagu maamuli karo dumarka, haddii xaaskaaga aad mar kaste amaanayso dagaal lagama yaabo inay kugu kiciso.

Ma og tahay amaanta xiliga gogosha inay kiciso dareenka hablaha.

Waxaa la sheegay ninka hadduu xaaskiisa amaano marka uu la raaxaysanayo amaantaas sixir oo kale ayay u baddalaysaa, kacsiga ayay u siyaadinaysaa.

Taas waxaa cagsi ku ah naagta marka laga xanaajiyo dareenkeeda kacsi wuu damayaa, waayo xanaaqa siduu cuntada u xiro ayuu u xiraa kacsiga dumarka iyo ragaba.

Marka haddii aad rabto inaad kula dhaqanto xaaskaaga nolol raaxo badan leh waxaa lagaa rabaa inaad amaanto.

Tusaale ahaan marka aan soo qaadano hadaal qoraal ah oo lagu amaano haweenka nin ayaa xaaskiisa sidan ku yiri:

 

(عزيزتي الغالية: يوم أن اخترتك زوجة لي تحولت كل اهتماماتي نحوك,

وسكنت كل أحاسيسي عندك . واستقر قلبي في صدرك,

أتعلم كي أقويك, وأعمل كي أسعدك.

أدعو لك في صلاتي  وأقول دائما  ربنا آتنا  في الدنيا حسنة

وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النا)

(Qaaliyey: maalinta aan kuu doortay inaad xaas ii noqoto dhammaan fekerkayga xaggaaga ayuu usoo wareegay, dareemahayga oo dhanna aggtaada ayay dageen, qalbigaygana laabtaada ayuu ku xasillay, waxaan wax u bartaa saan kuu xoojiyo waxaanna u shaqeeyaa saan kaaga farxiyo, salaaddana waan kuugu duceeyaa, waxaan dhahaa mar walba: Rabbiyow na sii wanaag adduunka aakhirana wanaag cadaabka naartana naga ilaali)

 

Marka hadalada dumarka lagu amaano lama soo koobi karo, gabayo geeraaro hadalo macaan dhamaan wixii aad awooddo ku amaan xaaskaaga, jacaylka ay kuu qabto wuu sii kordhaa lagama yaabo inuu yaraado.

waxaa la yaab leh ninka xaaskiisa aan u quurin hadal macaan badan oo dumarka kalena hadal macaan iska daayee lacag ku daldala.

xaaskiisana hadal cay iyo kajin iyo aflagaado ayuu u kor saaraa mar walbo ay hadla soo tuurto.

war amaanta waa sixirka qalbiga dumarka ugu halista badan raga afka macaan ayaa dumarka kasban kara, waa shayga dumarka lagu kasbado hadalka wanaagsan iyo amaanta diiran.

Amaanta gabdhaha aad baad ugu arkaysaa gabayada carabta sida aad u jeeddo

 

أشعار عربية  جميلة في إطراء النساء

قاتلي شادنٌ، بديعُ الجمالِ
أعْجَمِيُّ الهَوَى، فَصِيحُ الدّلالِ
سلَّ سيفَ الهوى عليَّ ونادى
يَا لَثَأرِ الأعْمَامِ وَالأخْوَالِ
كيف أرجو ممن يرى الثأر عندي
خُلُقاً مِنْ تَعَطُّفٍ أوْ وِصَالِ
بعدما كرتِ السنونَ، وحالتْ
دُونَ ذِي قَارٍ الدّهُورُ الخَوَالي
أيّهَا المُلْزِمِي جَرَائِرَ قَوْمِي
بعدما قدْ مضتْ عليها الليالي
لَمْ أكُنْ مِنْ جُناتِهَا، عَلِمَ الله
و إني لحرِّها، اليومَ، صالِ
**

إن النِّساءَ كَأَشجَارٍ نَبتنَ معَاً
منها المرارُ وبعضُ المرَّ مأكولُ
إن النِّساء متى يَنهَيْن عن خُلُقِ
فإنَّهُ واجِبٌ لا بُـدَّ مَفعُولُ
لا يَنْثَنَيْنِ لِرُشدٍ إن مُنِيْنَ لـه
وهُنَّ بعدُ مَلُومَـاتٌ مَخَاذِيلُ

الغزل، هو التغنّي بالجمال، وإظهار الشوق إليه،

والشكوى من فراقه، والغزل فنُّ شعريٌ يهدف إلى التّشبّب بالحبيبة

ووصفها عبر إبراز محاسنها ومفاتنها. المصدر

Erayada Naxariis Badan Iyo Jacaylka Xaaska

Erayo Naxariis Badan Dumarka Ma Saameeyaan

Hadalka Ay Dumarku Aadka U Jecel Yihiin Oo Naxariis Badan Wata

Qaabka Dumarka Looga Qosliyo

Exit mobile version