Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

Waxaa laga digaa sheekooyinka kacsiga u keenaya raga iyo dumarka, waxaa la sheegay qofka markuu akhriyo sheeko galmo ku saabsan maskaxdiisa waxaa fariisanaya dareen la xiriira sheekada uu akhriyay, tasoo keenaysa inuu qofka kacsi dareemo uu marka xubnihiisa taranka ay sitaagaan oo dhiig kasoo buuxsamo markaas ay ka dhashaan wixii ka imaan lahaa o dhacaan ah, dhacaankaas oo loo yaqaano kuulato wuxuu kasoo horeeyaa biyaha manida ama shahwada, marka qofka sheekada ama qisada badsado waxaa dhacayo in mar maste uu yeesho dareen kacsi taas marka caafimaadkiisa uma fiican siiba qofka marka uu doob yahay.

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan
Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

waayo wuu rabaa inuu biyaha iska saaro ii siigo galo uu adeegsado gacanta asoo ka fikiraya sheekada raaxada leh uu akhriyay.
sheekooyinkaas waxaa kasii xun sawirada iyo filimada qaaqaawan kuaas waxay keenaan kacsi degdeg ah oo qofka ku xambaaraya inuu gacanta isaga keeno biyaha.

waxaaba dhici karta inuu sino ku dhaco waayo xumaanta waxay soo jiidaa xumaan.
taasna rag iyo dumarba way ku dhacaan.
haweenka iyo raga marka ay sheeko ama wax xun ay daawadaan way fakan karaan maskaxdana uma roona qofka inuu waxaas faraha la galo.
waxaa laga rabaa qofka inuu ilaaliyo dareenkiisa kacsi.

Shekada kacsiga leh ninka marka uu u barto wuxuu rabaa mar kaste inuu akhristo waxay usii jiidaysaa wax kasii daran.
sidoo kale gabadha marka iyada waxaas ay lugaha la gasho waxay keenaysaa inay kusii taraaraxdo.
waxay ku leedahay shaakada maskaxda saameyn weyn xaga kacsiga, shekoyinka marka ay ka buuxsamaan caqliga waxay abuuraan qaacido fikir dareen wata oo ninka ama naagta ay mar kaste fikirka ku haynayaan arimaha galmada iyo raaxada sariirta.
dad badan ayaa jira buugaag ka kahristay shekoyinka jacaylka iyo oo bad kale galay.

Waxyaalaha ay sheegaan shabakooyinka baarista internetka waa waxa ugu badan aya dadka raadiyaan.
ereyga ugu badan somalida ay raadiyaan waxaa sheeko wasmo la sheegay google iyo bing iyo yahoo laga dhex raadiyo kalmada wasmada waa ereyga ay aad u raadiyaan dhalinyarada siibada qaybta google sawirada

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh dhib badan ayuu u keenaa dadka da’da yar waliba aan xaaska lahayn, sidoo kale qofka markuu dhegeysanayo sheeko wasmo cad aanqarin lahayn, sheekooyinka wasmada aan qariska lahayn ama buugaagta laga qoray in la akhriyo wax badan ayay qofka baddalaan.

Sida lagu garto xaaska qooqan

Reading provocative stories is what they bring

It is warned about the stories that cause arousal in men and women, it is said that when a person reads a sexually explicit story about his mind, there is a feeling related to the story he has read, which leads the person to feel arousal when his genitals are full of blood and then what would come from it is born. This incident, which is known as boils, is preceded by semen’s water or semen, and when a person talks or tells more stories, it happens that every time he has a feeling of arousal, which is not good for his health.
For he desires to take away the water and give it to me into it, and to use the hand of thinking the comforting story which he has read.
Worse than these stories, naked pictures and movies cause a sudden awakening that carries the person to bring water with their hand.

It may happen that he will fall into adultery, for evil attracts evil.
And this happens to both men and women.
When women and men watch a story or something bad, they can hide it, and it is not good for the mind of the person to get involved in it.
the person is required to maintain their feelings of excitement.

When a man learns the story of arousal, he always wants to read it, it pulls him into something worse.
Also, when the girl goes into this with her legs, she causes her to spread out.
It has a big impact on the brain in the wake of arousal, when stories are full of intelligence they create emotional thinking in which the man or woman always thinks about sexual issues and bed comfort.
Many people have books about the love stories and have gone into another sea.

What websites say about online research is what people are looking for the most.
the most common word Somalis search for is a story that wasmo wasmo told in google and bing and yahoo searched through the word wasma is the word that young people search for in the google photo section

Reading provocative stories causes a lot of difficulties for young people who are unmarried, as well as when a person listens to a story that clearly does not hide, the stories of the unguided whispers or the books written about it change a lot.

 

Halkan ka daawo riyada galmada saameynta leh

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More