Site icon Daruur درور

Aflaamta xunxun waa balwad maskaxeed

Su’aasha:

Sxbw markaan muddo moogaado daawashada filimada qaawan iyo siigada waxaan isku arkaa anoo aad u xiiseynaayo arintaas maxaa ugu wacan?

Awalan sxb wanku salamay intaas ka dib nio markaa muddo iska dhaafo siigada iyo filimada sexyga ka dib markaan kacsado waxaa i gala xiiso weyn inaan u haayo daawashada muuqaalada sexyga iyo inaan ku dul siigeysto waliba aadbaan u xiiseeyaa marka maxaa keeno jamashadaas aan u qaado arimahaan.

Aflaamta xunxun waa balwad maskaxeed
Aflaamta xunxun waa balwad maskaxeed

Jawaabta:

Daawashada filimada xunxun maskaxda waxay ku abuuraan balwad u gaar ah filimadaas, taasna dhakhaatiir badan ayaa soo gudbiyay, qofka balwad ahaan ayay u qabanayaan aflaamta xunxun, marka iska ilaali daawashadaas, waayo haddii aadan joojinin heer waxaad gaaraysaa inaadan xaaskaaga ku raaxaysanin markaad daawato mooyee, maskaxda ayay kaa halynayaan, taas waxaa kuu sii dheer dambiga iyo cudurka nafsiga.

Exit mobile version