Aad iyo ayaan kaaga mahad celinaa jawaabta aad isiisey mideeda kale qofku haduu adoontiisu u galmoonaayo hadey uur qaado ilmahaas xalaal ma noqon karaan.
Jawaabta:
Ilamaha addoontaada ay kuu dhasho waa ilmo xalaal ah oo magacaaga qaadanaya, waana ilmo xor ah adiga ku raacaya maadaama aad tahay kan iska leh hooyadooda, haddii aad dhimato addoontaas xor ayay noqonaysaa lama iibin karo lama dhaxli karo, kutubta fiqiga waxay u yaqaanaan أم الولد