Abdilbari Adwan oo Ilhan Omar si daran u ammaanay

Saxafiga aacna ah oo falastiiniga ah oo haysta dhalashada dalka UK ayaa si kulul uga hadlay Ilhan Omar.

isagoo sheegay inay tahay gabadhii muslimadda ahayd oo kasoo horjeesatay yahuudda.

Abdilbari Adwan oo Ilhan Omar si daran u ammaanay
Abdilbari Adwan oo Ilhan Omar si daran u ammaanay

Saxfigan oo ku tilmaamay  Ilhan inay ka geesisan tahay madaxda carabta oo aan awoodin inay Israel  wax ka sheegaan.

 

 

Soomaalida baraha bulshada ayaa aad u faafiyay muuqaalkan video oo Abdilbari kagaga hadlayo Ilhan Omar qaar ayaa waxay dhaheen soomaali carab ma aha eemuxuu carab ugu tilmaamayaa.

qaarna way difaaceen waxay dhaheen waa runtiisa ninkan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More