5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena

5 things that cause women to doubt

Dumarka goormay kaa shakiyaan xog muhim ah.

Dumarka dareenkooda aad buu xasaasi u yahay shakigoodana aad buu u badan yahay.

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena
5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena

laakin raga inta badan ma dareemaan arrinkan ama way ska illaawaan.

waxaa jira shan waxyaalood oo keenaya shakiga haweenka.

Xaaskaaga waxay kaa shakinaysaa marka ay kaa aragto shantan dhaqan

1- inaad habeen kasta guriga ka soo daahdo sabab la’aan

2- inaad sheekadeeda ka gaabsato oo aadan ula wadanin

3- in galmadaada ay ka yaraato sidii hore iyadoon jirro jirin

4- inaad si toos ugu dhahdo hadalkaaga macane malaha oo sheekadeeda aadan qiimayn

5- inaad naag kale agteeda ku ammaanto arrimahan hal ayaa ku filan inuu shaki keeno haddii shantan aad ku dhaqmayso gurigaaga halis buu ku jiraa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More