3 su’aalood ku saabsan xubinta taranka

Su’aasha:

Su asheyda waxey tahay arimo ila soo darisay waana la su al wana kala qaadi donaa In.a:-
𒊹︎︎︎Xanuno xubinta taranka ku dhacaa oo jilciya miyaa jira?
𒊹︎︎︎siigadu hadey xubinta taranka jilciso oo siigadu gawi ahan iska joojiso malaga yabaa in xubintada taranka awodeda hore ay dib u hanato?
➪Siigadu mudo sanad ahna wan wadaa inta kale wa iska ilalin jiray sanad ayan cadeystay xubinta taran kana waa uu iga jilcay waa iga intaa su ashan aan qabo mahadsanid

3 su'aalood ku saabsan xubinta taranka
3 su’aalood ku saabsan xubinta taranka

Jawaabta:

Jileeca xubinta taranka waxaa keeno sababo badan waxaa ugu muhimsan dhiigga aan gaarin xubinta taranka,  cudurada wadnaha iyo sokorta waxay keenaan inuu ninka geedkiisa ka jilco waxaa kaloo keeni kara cudurka nafsiga walwalka iyo fikirka iyo cabsida sidoo kale haddii ay dhibaato qofka kasoo gaarto xubinta taranka.

Siigada dhibka ay geysato iyo inta laga soo kabsan karo dhibkaas webka Daruur ayaad ka heli kartaa halkaan ka raadi:

https://daruur.com//?s

Adoo ku qoraya ereyo fure u ah waxa aad raadinayso sida, siigada iyo caafimaadka, dhibka siigada, nafaqada, cuntada raga, iwm.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More