28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah

28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah

Su’aasha:

Waxan ahay wiil da’diisu tahay 28 sano geedkayga marka uu dansan yahay waa 3 santi marka uu kacsan yahay wa 7 santi arintan ma wax dabiici baa mise waa jirro aniga waxa ahay qof xaas leh dhowr sano ayaan qabaa ilaa hadana uur ma qaadin mala dhihi karaa guska yar xiriir ayuu la leyahay dhalma la’aanta waxaan daremaa xaaska inusan meel dher u gaari karin xliga galmada ayan ka dareema inaysan ku qanacsanayn ila taliya bahda daruur.

28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah
28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah

Jawaabta:

Dhererka caadiga oo naagta lagu qancin karo wuxuu u dhexeeyaa 8 ilaa 18 sinti, inkastoo dumarka ay ku kala duwan yihiin abuurka jirka naago waxaa jira wax weyn raba qaarna wax yar ayaa ku filan.
Dhererk aad sheegtay naag waa lagu uureyn karaa, waxaa laga yaabaa dhib kale inuu jiro oo uurka kaa reebayo ama iyada inay tahay sabab.
Waxaa fiican inaad baaritaan samayso oo aad ogaato dhibka meesha uu ka jiro.

 

Maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More