Site icon Daruur درور

25 jir baan ahay dhererkayga ma socon karaa

Su’aasha:

Waxaan Ahay 25 Jir Dhererkayga Siigadu Way Saamaysay Hada Fara Ayaan Kaqaaday Siigada oo Waan Joojiyay Markaa Dib Maka Dheeraan Karaa Waliba Qaab Dabiici Ah Anoona Isnafaqayn.

25 jir baan ahay dhererkayga ma socon karaa
25 jir baan ahay dhererkayga ma socon karaa

Jawaabta:

Dhererka inta badan da’da aad gaartay wuu ku joogsadaa, marka lama hubo inaad sii dheeraan doonto iyo in kale, dhererka iyo siigada xiriirka ka dhexeeya waan ka jawaabnay waxaad ka raadin kartaa faahfaahin dheeraad ah webka Daruur.

Exit mobile version