17 jir ayan siigo ku bilaabay 23 jirna waan ku jojiyay xal ma leeyahay Caafimaadka - HealthTalooyinka Consultation By Su'aalaha On Jan 25, 2022 561 0 Su’aasha: Qofka Siigada Ku-Walfay Goorma Ayuu Xal Leeyahay Anu 25 Ayaan Ahay 17.jirkaygiiina Siigada Waan Bilaabay Waxaanan Joojiyay 23.jirkaygii Markaa Wax Xala Ma-Leeyahay 17 jir ayan siigo ku bilaabay 23 jirna waan ku jojiyay xal ma leeyahay Jawaabta: Haddii aad ka joogsato rajo ayaad leedahay sidaadii hore ayaad kusoo laaban kartaa, laakin haddii aadan joojinin dhibka ay kuu keenayso wuu sii kordhaa, markastoo aad sii waddo siigada. Dhibaatada seegadaDhibka siigada 0 561 Share