16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa
Jawaabta:
Haddii aad ka tagto sidaadii hore ayaad kusoo noqonaysaa waxaan kuu sheegayaa siigada inaysan fiicnayan dhinac walba, dhibka ay leedahay aad buu u badan yahay, webka ka dhex raadi si fiican ayaan uga hadalnay.