Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga

Su’aasha:

Xaaskaygu wax dareena maleh mana jirto waxyaalo xun xun oo samayn ku leh nolosheeda oo so maray
Anaa bikro jabsaday waa qof yar lkn waa fircooni si xun ugu gudan
Waaba ka maqan yahay dareenka kacsiga mana aaminsana in kacsi jiro xataa
Si kasta hadaa u baashaalsiisid waa dhagaxi daren maleh waa ku daalaa hadaa istiinsho iga dhaqso bayna igu haysaa way i jeceshahay ana waa jeclahay waana qof wanagsan runtii lkn dhanka sariir bay zero ka tahay iyo isqurxinta magaalada markay aadayso aad bay ulabisata isku carfisaa hadaa dhaho gurigaaga baa kaaga baahan isqurxinta ma awoodo bay ledahay
Ana dareenkaygu waa badanyahay sanadki dhan inaa 5 jeer ka hela laga yaaba haday uur qaadana maba Arko waana soomaa waxba waa waa iga tari wAAYEY SOONKII

MARKA MAXAA ILA GUDBOON ?

Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga
Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga

Jawaabta:

Raaxada ninka iyo naagta isqaba waxay ku dhisan tahay isfahan marka hore, haddii meesha isfaham jirin labada qof way ku adkaanaysaa in si fiican u raaxaystaan,  waxaa laga yabaa dareenka ay dareemi la’dahay xaaskaaga inuu keenay isfahan la’aanta idin haysata, waxaa lagaa rabaa inaad barto raaxada oo aad kalsooni siiso oo aad la sheekaysato jacayl inaad u muujiso oo aad ku tiraahdo hadalo amaan ah oo soo jiita qalbiga dumarka, sidoo kale inay iyada cunto cuntooyinka dareenka kiciya su’aal mid ah su’aashan ayaan ka jawaabay halkaan ka akhriso:

Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More