Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena

Su’aasha:

Waxaa ahay nin dhalinyara siigaysan jiray waxaa guursaday gabar si aan siigada iskaga daayo
Xaaski aan guursaday waxa ay igu noqotay naag sida dhagaxa oo kle ah wax dareena lahay hadaa u baahdo waa i dhibsanaysaa hadaa hadaa bilo aan wax waydiin oo dhaha waa ku baahnahay. Cududaar bay sheegan hadii alle mar iga siiyo waxaan ka qaadaa kulayl iyo kacsi saaid ah iyadiina wax dareena maleh hadaa u tago iga dhakhso bay i ledahay mobil iyado iska isticmalaysa
Hadaa ku dhaho dhaqtar tag darenkaaga waxba ka khaldan aduun maaha bay dhahdaa kacsi iyo raaxo aduun waa jacayl
Ana waa ku niyad jabay waayo waxaa aminsanahay ninka jacaylkiisa waxa kor u qaadi kara waa qancinta sariirta iyo galmo raaxo leh
Xaaskaygu xataa dhanka carafta isqurxinta goglida sariirta ma taqaan umaba aragto wx muhiima iyado sida jikada uga soo baxday ah bay soo seexan hadaa sida isku dhaan dhahana waa ay xanaaqin
Sideeda kale waa dahab.

Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena
Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena

Jawaabta:

Dareen kacsi la’aan sababo badan ayaa keeni kara, qofka marka caafimaakiisa uu caadi yahay waxaa la rabaa inuu dareen lahaado, laakin sababo kale ayaa laga yaabaa inay ka reebaan, waxaa ka mid ah cabsi ama inay jiraan dhibaato galmada la xiriirita inay gabadha soo marto sida kufsi ama xadgudub qashqashaad, waxaas oo dhan nafta ayay dhaawacaan.

Adiga waxaa hadda kula gudboon inaad isku dayso inaad fahanto xaaskaaga ad ka waraysato waxa ka reebaya dareenka sidoo kale inay ku dadashaaho cuntada dareenka kicisa sida kalluunka iyo baskaabska saliid seytuunka qaraha dhammaan cuntooyinka kacsiga keena.

Sidoo kale markaad galmo la samayn rabto waxaa habboon inaad istiiin iyo raaxo ku bilowdo sheeko macaan hadal wanaagsan waxaa laga yaabaa inay u baahan tahay waxyalaalahaas.

Webka ayaad ka heli kartaa cuntooyinka iyo daawooyinka dabiiciga ah oo kacsiga xoojiya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More