Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada
Su’aasha:
Asc salan kadib haday xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada si kastoo laku raxeyo gacanta maxan sameyaah oo talo ah:
Jawaabta:
Su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa qaabka aad kula dhaqmi karto xaaska aan dareenka lahayn.
We have answered this question a lot in these links and you can read about the way you can treat the unconscious spouse.
- Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga
- Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena
- Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska
- Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa
- Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska
- Basbaaska guduudan iyo raaxada sariirta
Iyo qorallo kale badan ayaa webka ku jira oo kaa caawin kara waxa aad u baahan tahay.
And many other writers are on the web that can help you with what you need.