Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin
Su’aasha:
Asc waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin waxaa igudacay waswaska bilihi ugu dambeyay markan sameeyo wan walwala kadib waxaa igusodaca 30 soomi hadan sameeya hada Ila 7 jer Ayan maraya mana xaqijin Karo inan kuhadlayay iyo inkale waxaan kacabsi qaba in xibinteyda narta igaliso. midkale guskayga WA wax 2 cm kayar 22 sano ayana Jira ma waynayn kara Mise sidan ayay igudamatay madama koritankeyga ujoogsaday.
