Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

Su’aasha:

Asc walaalaha Mareegta Daruur waad salaamantihiin waxaa su’aal idiin soo weydiiyey wiil aan saaxibo nahay, wuxuu ka cabanayaa balwada la xiriirta caadada sirta ama ku istiiminta gacanta qofkiisa, wuxuu iisheegay inuu dhowr bilood ka hor uu arintaan bilaabay wuxuuna i dhahay mar walba saaxiibow hadaan isku dayo inaan caadadaan sirta ah ama siigada, waxaan dareemayaa inuu i qabatimo una baahdo inaan sidaas gacantayda kaga caana maalo xubinteyda taranka wuxuu kaloo iisheegay haduu isku dayo inuu iska joojiyo uu dareemayo qandho daran iyo kacsanaan dhanka dareenka iyo xubintaba marka wuxuu idiinka codsaday qaabka ugu fudud uu iskaga joojin karo caadadaan uu sheegay inay qabatin ku noqotay iyo waxa la gudboon Mahadsanidiin.

Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto
Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

Jawaabta:

Waad ku mahadsan tahay ku soo dhowoow Dararuur.

Seegada nafta marka ay u barato way ku adag tahay inay ka joogsato, marka anaga in badan ayaan ka hadalnay waxyaalaha kaa joojin kara seegada

Qoraalladan ka akhriso:

 

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Seegada sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Siigada sidey dhalinyarada u disho

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

“والذين هم لفروجهم حافظون * إلا على أزواجهم أو ما ملكت أيمانهم فإنهم غير ملومين * فمن ابتغى وراء ذلك فأولئك هم العادون”

فأثنى – سبحانه وتعالى – على من حفظ فرجه، فلم يقض وطره إلا مع زوجته أو أمته،

وحكم من قضى وطره فيما وراء ذلك أيًّا كان فهو عاد متجاوز لما أحله الله له، ويدخل في عموم ذلك الاستمناء باليد،

كما نبه على ذلك الحافظ ابن كثير، وغيره، ولأن في استعماله مضار كثيرة، وله عواقب وخيمة، منها إنهاك القوى، وضعف الأعصاب،

وقد جاءت الشريعة الإسلامية بمنع ما يضر الإنسان في دينه، وبدنه، وماله، وعرضه
قال الشيخ ابن تيمية – رحمه الله – في مجموع الفتاوى: أما الاستمناء باليد فهو حرام عند جمهور العلماء، وهو أصح القولين في مذهب أحمد؛ ولذلك يعزر من فعله، وفي القول الآخر هو مكروه غير محرم، وأكثرهم لا يبيحونه لخوف العنت، ولا غيره.
وقال الشيخ محمد الأمين الشنقيطي – رحمه الله – في أضواء البيان: اعلم أنه لا شك في أن آية: “قد أفلح المؤمنون” هذه التي هي “فمن ابتغى وراء ذلك فأولئك هم العادون” تدل بعمومها على منع الاستمناء باليد المعروف: بجلده عميرة، ويقال له: الخضخضة؛ لأن من تلذذ بيده حتى أنزل منيه بذلك قد ابتغى وراء ما أحله الله، فهو من العادين، بنص هذه الآية الكريمة المذكورة هنا وفي سورة سأل سائل، وقد ذكر ابن كثير أن الشافعي، ومن تبعه استدلوا بهذه الآية على منع الاستمناء باليد.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More