Sigada dhibka jirka intee in la eg uu kaga bogsan karaa
Sigada dhibka jirka intee in la eg uu kaga bogsan karaa
Su’aasha:
Dhibaatada siigada qofka jidhkiisu intee inle,eg ayuu kaga bogsankaraa.

Jawaabta:
Taas waxay ku xiran tahay muddada uu siigada waday, hadduu muddo badan waday wuxuu u baahan yahay muddo intaas in la eg inuu ka haro oo uu ku dadaalo waxyaabaha nafaqada jirka usoo celin kara.
Halkaan ka akhriso faahfaahin dheeraad ah:
This depends on how long he has been carrying out the exercise, and if he has been carrying it for a long time, he needs to stay away and strive for things that can restore nutrition to the body.
Read more here:
Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay