Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga

Su’aasha:

Walaal waxaan ahay nin doob ah, badanaa waxaan isku dayaa inaan caadadan siigada la leeyahay aan iska jaro inkastoo aan u badnayn hadana isbuuc hadaan ka go’aan gaaro waxaan isku arkaa anoo howshii wado isbuuca kale mida kale ee ii sahleysa waxay tahay waxaan daganahay guri aan kaligey joogo si walbo oon ku fekero inaan caadadan ugu go’aan gaaro waan la ahay mar walba nafteyda balamaha aan kaga qaado arintaas waan kaga baxaa markaan sidaas ku siigeystana waanka qowmameeyaa walaal adoo mahadsan kheyr Allahaa bal igu caawi wixii talo ah, waxa ugu badanee arintaas igu kalifana waa cidladee.

Sidee go'aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga
Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga

Jawaabta:

Walaal in badan ayaan ka jawaabay su’aashan su’aalo la mid ah waxaad ka raadin kartaa webka meesha loogu talaggalay raadinta, xataa waxaan ka qoray qoraallo sida loo joojiyo seegada.

Linkiyadan ayaa ka mid ah:

Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

 

https://daruur.com//seegada-sida-ugu-fudud-loo-joojiyo/

 

https://daruur.com//10-ka-halis-ay-seegada/

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More