Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Somali samosa and Arabic samosa and the difference between them in taste

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida
Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Soomaalida sanbuuska ay sameeyaan si gaar ayay u sameeyaan oo ka duwan siday carabta u sameyso, inta badan wuxuu ka kooban yahay bur oo fooliyo ah iyo basal iyo barbarooni iyo hilib shiidan, laakin carabta waxay galiyaan qudaar ama jubno “farmaajo” meesha hilib laga galiyo sanbuuska soomaalida.

Sanbuuska soomaali iyo kan carabta
Sanbuuska soomaali iyo kan carabta

Eeg sanbuuska soomaali

Soomaalida aad ayay u cunaan sanbuuska bisha Ramadaan siiba afurka waa dhaqan ay dadka soomaaliyeed sameyn jireen waligooda, waxaa la sheegaa sanbuuska inuu ka yimid dalka hindiga.

Eeg sanbuuska carabta

Dadka soomaaliyeed fooliyada sanbuuska guriga ayay ku sameystaan, laakin waxaa la helaa fooliyada iyadoo diyaarsan waxaa lagu iibiyaa supermarketyada waaweyn.

Marka laysu barbardhigo midka carbta iyo midka soomaali, waxaa aad u macaan badan midka ay soomaalida sameynayaan, dad badan carab ah marka ay arkeen kan ay soomaalida sameeyaan aad ayay uga helaan.

 

Sawirada sambuuska Soomaaliyeed

 

Somalis make the Samosa they make in a different way than the Arabs do, mainly it consists of flour of flour and onions and garlic and ground meat, but the Arabs put vegetables or jubno “farmajo” where meat is put into the Somali cinnamon.
Somalis eat a large snack during the month of Ramadan. It is a tradition that Somalis have always used to do. It is said that the mushrooms came from India.
Somalis make Samosa at home, but the Samosa are available ready and sold in supermarkets.

Compared to the Arab one and the Somali one, it is much sweeter than the one that Somalis are doing, and many Arabs when they see the one the Somalis do they get very much from it.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More