Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

Saaxiibka xaasidka oo daneystaha ah maxaa lagu gartaa?

Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad badan oo aad saaxiibo tihiin hadana laga yaabo inaysan ahayn dad daacad ah Astaamo ayaa jira lagu garto saaxiibka noocaas ah.

1- wuxuu isku dayaa inuu kaa leexiyo wax kaste guul kuu keeni kara isagoon kuu muujinin arin xun.

2- marka kaste wuxuu isku dayaa inuu ku xumeeyo isagoo kaaga dhigaya xumaanta kaftan inuu ku caayo ayaa laga yaabaa laakin waa qaab kaftan ah si qalbiga uu kaaga xanuujiyo.

3- markii wax fiican aad samayso oo qiimo badan wuxuu kasoo saaraa dhaleeco ama ceeb isagoo iska dhigaya qof daacad ah oo kuu nasteexaynayo.

4- haddii aad wax ku guulaysan weysid wuu ku farxaa si kaftan ah ayuu kuu dhaleeceeyaa waxaa laga yaabaa inuu kugu jeesjeeso.

5- marka uu wax helo oo adiga aadan helin wjigiisa ayuu ku baddalayaa wuxuu iska dhigaa inuusan ku aqoon jirin siiba markuu helo meel weyn.

Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa
Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

waliba waxaa ugu daran qofka xaasidka oo aad loogu kalsoon yahay, wax walbe wuxuu haleeyaa asoon la ogeyn hadaladiisa oo dhan waxaa ka buuxo sun. wuxuu kala geeyaa wiil iyoaabbihiisa iyo nin iyo xaaskiisa. arintan waxay ku badan tahay dumarka aad bay isu xasdaan waxayna isku xasdaan nin fiican guri fiican iyo waxyaalaha la xiriira quruxda.

aduunka waxaa ugu xun naag xaasid ah.

 

Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto

 

There may be many people you are friends with and may not be honest people Symbols exist to identify such a friend.

1- He tries to turn you away from anything that can bring you success without showing you a bad thing.

2- Whenever he tries to offend you by making you the evil of a shirt he may insult you but it is a joke to make your heart upset.

3- When you do something good and it is worthwhile, it produces criticism or shame by pretending to be an honest person who comforts you.
4- If you do not succeed, he will rejoice and he will criticize you and he may mock you.

5- When he finds something and you do not get his way, he replaces it with what he pretends to be unaware of when he finds a great place.

 

Halkan ka daawo calaamooyinka lagu garto qofka xaasidka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More