Waxan dareema xanuun madax ah markaa akhris bilaabo quraan ama wax kale is idhaa akhri.
Jawaabta:
Qofka hadduu akhriska dhibayo oo uu madax xanuun u keenayo waxay u badan tahay inuu ookilyaale ama indhagashi caafimaadeed uu u baahan yahay, inta badan xanuunka noocaas ah wuxuu ka dhashaa darajada aragtida indhaha oo u baahan baaritaan, haddii aragtida ay fiican tahay, oo qofka dadaal badan uusan ku bixinaynin eegidda madax xanuunka wuxuu u noqon karaa sababo kale oo u baahan in qofka la baaro.