Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay
Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay
Su’aasha:
Walaal badanaa waxaan adeegsadaa inaan marsado Saliida loo yaqaano macsarada oo aan jidhkeyga mariyo xitaa waxaan u adeegsada dhanka xubinta hoose ama Guska, markaan mariyana waxaan dareemaa kacsi daran sidaas ay tahayna waxaan ahay nin doob ah, markii aan kacsigaas xad dhaafka ah dareemo mararka qaar waxay igu xambaartaa inaan sidii ku siigeysto, marka waxaan idiinka rabaa Saliid macsarada ma loo adeegsan karaa xubinta taranka ee ragga, maxayse u keeni kartaa oo waxyeelo ah?, maxayse faa’ido u leedahay in loo isticmaalo?
Jawaabta:
Saliidda macsarada oo loo yaqaano carabiga زيت السمسم ama الشيرج afka ingiriiskana Sesame oil
Marka aan ka hadlno faa’idooyinka guud ay leedahay, saliidda macasarada jirka aad bay wax ugu tartaa waxay xoojisaa dhiigga sidoo kale fitamiino badan ayay leedahay, marka cuno sidoo kale marka jirka la mariyo.
Xubnaha taranka way u fiican tahay marinta.
laakin ma ahainaad ku siigaysato waayo siigada in badan ayaan kasoo hadalnay inay dhib qofka u keento siiba marka ay badato, marka marsashada jirka wax dhib ma laha.
Dhakhaatiirta qaar waxay sheegeen in saliidda macsarada ay xoojinayso adkaanshaha xubinta taranka sidoo kale awoodda galmadana xoog ayay u yeeshaa iyo gacsiga ninka guud ahaan
Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa
Oil in Arabic called زيت السمسم or الشيرج in English Sesame oil
When we talk about its general benefits, the oil of the body’s oil is very effective and strengthens the blood and also has many vitamins, when eating also when applied to the body.
The reproductive organs are good for passing.
But it is not for you to give it because we have talked a lot about masturbation that it causes problems for the person when it is many, when it is more and more, when the body passes there is no problem.
Some doctors have said that oil strengthens the strength of the genitals and also strengthens sexual power and the male’s hand in general
مكر النساء وغدرهن وذمهن ومخالفتهن
في حكمة داود عليه الصلاة والسلام: وجدت في الرجال واحدا في ألف ولم أجد واحدة في جميع النساء.
وقيل: إن عيسى عليه الصلاة والسلام لقي إبليس يسوق أربعة أحمرة عليها أحمال فسأله، فقال: أحمل تجارة وأطلب مشترين، فقال: ما أحدها؟ قال: الغرور. قال:
من يشتريه؟ قال: السلاطين. قال: فما الثاني؟ قال:
الحسد. قال: فمن يشتريه؟ قال: العلماء، قال: فما الثالث؟ قال: الخيانة. قال: فمن يشتريه؟ قال: التجار.
قال: فما الرابع؟ قال: الكيد. قال: فمن يشتريه؟ قال:
النساء.
وقال حكيم: النساء شر كلهن وشر ما فيهن قلة الاستغناء عنهن.
وقالت الحكماء: لا تثق بامرأة ولا تغتر بمال، وإن كثر.
وقال: النساء حبائل الشيطان.
قال الشاعر:
تمتّع بها ما ساعفتك ولا تكن … جزوعا إذا بانت فسوف تبين
وخنها وإن كانت تفي لك إنها … على قدم الأيام سوف تخون
وإن هي أعطتك الليّان فإنها … لغيرك من طلّابها ستلين
وإن حلفت أن ليس تنقض عهدها … فليس لمخضوب البنان يمين
وإن سكبت يوم الفراق دموعها … فليس لعمر الله ذاك يقين
وقال ابن بشار:
رأيت مواعيد النساء كأنّها … سراب لمرتاد المناهل حافل
ومنتظر الموعود منهنّ كالذي … يؤمل يوما أن تلين الجنادل «3»
قال بعض الحكماء: لم تنه عن شيء قط إلا فعلته.
وقال الغنوي:
إنّ النساء متى ينهين عن خلق … فإنّه واقع لا بدّ مفعول
وقال النخعي: من اقتراب الساعة طاعة النساء، ويقال:
من أطاع عرسه فقد أضاع نفسه. وقال علي رضي الله تعالى عنه: إياك ومشاورة النساء، فإن رأيهن إلى أفن وعزمهن إلى وهن، اكفف أبصارهن بالحجاب،
فإن شدة الحجاب خير لهن من الارتياب، وليس خروجهن بأضر من دخول من لا يوثق به عليهن، فإن استطعت أن لا يعرفهن غيرك فافعل.
قال السمعاني:
لا تأمننّ على النساء ولو أخا … ما في الرجال على النّساء أمين
إنّ الأمين وإن تخفّظ جهده … لا بدّ أنّ بنظرة سيخون