Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada
Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada
Dumarka waxay ka siman yihiin faan jacaylka, naagta marka ay aragto nin hanti leh nafteeda ayay ula damcaysaa inay u noqoto xaas, sidoo kale waxay ka helaan beenta.
gabar marka ninka been ku cabbo run ayay u qaadanaysaa, hadalada macaan aad bay uga helaan.
ninka marka uu amaano gabadha oo uu ku amaano hadal been ah waxay u qaadanaysaa hadal run ah, sidaas ayay iska dhaadhicinaysaa, naagta marka ninka uu ku dhaho waad qurux badan tahay iyadoo is og inay foolxun tahay hadana waxay aaminaysaa hadalka ninka.
hadalada naagaha lagu soo jiito waxaa ugu daran kuwa jirkooda amaanaya, ama caqligooda amaanaya.

ninka hadduu rabo naagta inuu maskaxda ka qabsado amaan haka badiyo, waayo hablaha waxay fikiraan sida caruurta oo kale.
waxaa la sheegaa naagta xiliga galmada hadduu ninka amaano jirkeeda waxay dareemaysaa raaxo aad badan oo macaan ah, waayo raaxada galmada iyo hadalka macaan xiriir ayaa ka dhexeeya, sidoo kale xanaaqa iyo galmada lid ayay isku yihiin.
ninka ama naagta marka ay xanaaqsan yihiin kacsi ma dareemaan illeen maskaxda waxaa ku jira wax lid ku ah kacsiga.
marka hadal soo jiidashada leh kaalin weyn ayuu ka cayaaraa raaxada dumarka.
dadkii hore waxay dhihi jireen naag runba kama hesho.
taas oo laga wado hablaha hadal xeelka dheer ayay jecel yihiin.
ninka marka uu dhaho adiga oo kale maba laga helo dunida gabar kaa qurux badan ma jirto, hadalkan asoo ah hadal caqli gal ahayn haddana marka gabadha ay kaa maqasho aad by ugu riyaaqaysaa.
hadalada aadka ugu saameyn badan waa kuwa tilmaama quruxda haweenka iyo jirkooda, ama qiimaha ay leeyihiin, naagta si kaste ay u xanaaqsan tahay hadal yar ayaa lagu dejin karaa, ninka waxaa laga yaabaa haddii aad amaanto inuu kaa shakiyo oo uu u qaato inaad ku jeesjeeseyso siiba haddii uu ka fog yahay waxa aad ku tilmaamayso, laakin hablaha sidaas ma aha, bal beenta ayayba ka helaan.
waxaad arkaysaa naag sigaashan jir ah haddaad tiraahdo waxaad u eg tahay gabar 20 jir ah aad bay ugu farxaysaa hadalkaas dhabtana sidaas ma aha.
marka dumarka hadalada macaan loo badiyo, xaaskaaga hadal macaan marka aad ku tiraahdo aad bay kuu qiimaynaysaa.
Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka
amaanta xaaskaaga
qaabka dumarka looga qosliya
xubinta taranka dumarka
daawo hilinka ntv oo baahiyey
hilinka ntv oo baahiyey arrin

Wonderful words that impress women
Women are equal in love, when a woman sees a wealthy man, she wants to be his wife, and they also get pleasure from lies.
When a woman lies to a man, she takes it as truth, and she enjoys sweet words very much.
When a man praises a woman with a false statement, she takes it as truth, that’s how she convinces herself, when a woman says to her that she is beautiful, even though she knows she is ugly, she still believes the man’s words.
The most attractive words to women are those that praise their bodies, or their intelligence.
If a man wants to control a woman’s mind, he should praise her a lot, because girls think like children.
It is said that during sex, if a woman is praised by a man, she feels a lot of pleasure and sweetness in her body, because sexual pleasure and sweet talk are related, and anger and sex are opposites.
When a man or a woman are angry, they do not feel aroused because there is something in the mind that is opposite to arousal.
So attractive talk plays a big role in women’s pleasure.
The ancients used to say that a woman really does not get it.
This is because girls love long talk.
When a man says that there is no more beautiful girl in the world than you, this is a illogical statement, but when a girl hears it, she is very pleased.
The most influential words are those that describe the beauty of women and their bodies, or their value. No matter how angry a woman is, a small word can calm her down. If you praise her, a man may be suspicious of you and think that you are mocking him, especially if he is far from what you are describing, but girls are not like that, they enjoy lies.
You see a woman of this age, if you say that you look like a 20-year-old girl, she will be very happy with that statement, but in reality it is not.
When women are given sweet words, your wife will appreciate you more when you say sweet words to her.
Astaamaha xaasidka halkan ka daawo