Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada

Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada

Su’aasha:

Waxaanahay nin 21 jir ah guska madxiisa nabro yaryar ayaa iiga soo baxay waxay keeneen cuncun daran marka kaste inaan xoqo ayaan rabaa maxaa keena fimanka meesha ka soo baxo daawo maxaa u ah?

Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada
Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada

Jawaabta:

Nabraha kasoo baxo xubinta taranka ninka waa noocyo badan waxaana keena sababo badan, waxaa jira kuwa yar iyo kuwo weyn, qaar waxay yeeshaan xuub oo daadanayaa, waxaa dhici karta inay ka yimaadaan nadaafad darida iyo cuntada qaar ama galmada qaldan iyo sababo kale badan.
waxaa lagu daaweeyaa nabraha xubinta taranka daawo lagu magacaabo Elecom Cream labo jeer ayaa la marinayaa maalin kaste muddo gaaraysa shan maalmood kaddib hal mar ayaa la marinayaa maalin kaste ilaa toban maalmood oo ay ku jirto shantii hore.
haddii aad xaasle tahay waxaad ka dheeraanaysaa maalmahaas galmada. taas waxay kaa yaraynaysaa kasoobaxa xubnaha taranka.

teeda kale kastuumada aad xiranayso in badan haku jirin mar kaste nadiif ha ahaato, waayo waxaa laga yaabaa dhididka badan oo meesha inuu keeno cuncun markaas aad xoqdo oo nabro ay sidaa kaaga soo baxaan.

 

Boogta Madaxa Geedka Ninka Maxaa Daawo U Ah

 

Finka Dhalfada Ninka Ma Aydhis Buu Astaan U Yahay

 

الندوب التي تصيب الأعضاء التناسلية الذكرية هي أنواع كثيرة وتنتج عن أسباب عديدة، فهناك الصغيرة والكبيرة، وبعضها يحتوي على غشاء متسرب، وقد يأتي من نقص النظافة وبعض الطعام أو الجماع الجنسي والعديد من الأسباب الأخرى.
يتم علاجه بالقرحة التناسلية بدواء يسمى Elecom Cream. يتم تطبيقه مرتين كل يوم لمدة خمسة أيام ثم مرة واحدة كل يوم لمدة تصل إلى عشرة أيام ، بما في ذلك الخمسة الأولى.
إذا كنت متزوجا ، فسوف تتجنب ممارسة الجنس. هذا سوف يقلل من ظهور الأعضاء التناسلية.

من ناحية أخرى ، لا يوجد الكثير من العادات التي ترتديها ، حتى لو كانت نظيفة دائما ، لأنه قد يكون هناك الكثير من التعرق في المنطقة التي تسبب الحكة ، ثم تخدشها وتخرج الجروح من هذا القبيل.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More