Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Fasirka maahmaahda soomaaliyeed “nimaad dooratay”

Nimaad duugtay iyo nimaad doorateyba dib kuguma so laabtaan

شخصان لا يعودان إليك، شخص دفتنه، وشخص انتخبته

Waa maahmaah cusub oo tilmaamaysa raga lasoo doorto inaysan kasoo bixin ballanka ay qaadayaan.

Maahmaahda nimaad dooratay
Maahmaahda nimaad dooratay

marka ololaha doorashada u socoto shacabka ballan adag ayay ka qaadaan laakin marka la doorto kiiba ma aha.

soomaalida waxay leeyihiin maahmaahyo aad murti u leh af maay ama af maxaati ha ahaadaan maahmaahyadaas.

dad badan ayaa aad u qiimeeya murtida ay soomaalidu ku maahmaahdo. dhaqanka soomaaliyeed ayaaba sidaas ku dhisan dhankaas wuxuu ka shabahaa dhaqanka carabtii hore ee ku noolaa jasiirada carabta.

waxay ahaayeen dad aad u xiiseeya gabayga iyo murtida iyo codkarnimada

Maahmaayo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Sedexdan qof iska ilaali waligaa

Maahmaahyo carbeedooo xul ah

 

 

1- حبل الكذب صغير .
1-Xariga beenta waa gaaban yahay
2- عذر أقبح من ذنب .
2-cudurdaar dambiga ka xun
3- ليس كل مرة تسلم الجرة .
3-mar kaste ashuunka ma badbaado
4- عصفور باليد خير من عشرة على الشجرة .
4-Shinbir gacanta kugu jiro wuxuu ka fiican yahay toban geedka saaran
5- من شب على شئ شاب عليه .
5-qofkii wax ku barbaaro wuu ku duqoobaa
6- إذا تفرقت الغنم قادتها العنز الجرباء .
6-haddii ariga kala yaaco rida cadhada leh baa hoggaamisa
7- اتقي شر من أحسنت إليه .
7-iska ilaali sharta qofka aad ixsaanka u samaysay
8- رب أخ لم تلده أمك .
8-meeq walaal oon hooyadaada dhalin
9- إن غدا لناظره قريب .
9-berri qofka eegaya waa u dhow yahay
10- لا تؤجل عمل اليوم إلى الغد
10-shaqada maanta berri ha u dib dhigin
11- خير الكلام ما قل ودول .
11-hadal waxaa ugu fiican midka yar oo wax tusiya
12- الحياء من الإيمان .

12-Xishoodka iimaanka ayuu ka mid yahay
13- الدهر يومان يوم لك ويوم عليك .

13-Waqtiga waa labo maalin maalin adaa iska leh maalinna waa waa korkaaga
14- في الإتحاد قوة .

14-midnimada aood baa ku sugan
15- ما خاب من استشار .

15-ma khasaaro qofkii qof la tashada
16- العجلة من الشيطان .

16-degdegga shaydaanka ayuu ka yimid
17- رحم الله إمرء عرف قدر نفسه .

17-Ilaahay ha u naxariisto qofkii is kasay
18- لا يقذف بالحجارة إلا الشجرة المثمرة .

18-Dhagxaan lagauam tuuro geedka miraha leh mooyee
19- من تدخل فيما لا يعنيه لقى ما لا يرضيه .

19-Qofkii lugaha la galo wax aan khuseysnin wuxuu la kulmaa wax uusan raalli ka ahayn
20- من راقب الناس مات هما .

20-Qofkii dadka kormeera wuxuu la dhintaa murugo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More