Cuntada raga sariirta ka caawisa iyo daawadooda

Cuntada raga sariirta ka caawisa iyo daawadooda

Daawada kacsiga dadka qaato waxaa uga fiican cuntada dareenka kacsiga keento, maxaayeelay daawada kiimika ayaa laga sameeyay kaniiniga galmada xoojiya wuxuu kuu keenayaa waxyaalo kale.

kaniiniyada kacsiga lagu xoojiyo waxay kor u qaadaan cadaadiska dhiigga marka dadka da’da weyn waxaa laga yaabaa inayba dilaan.

Cuntada raga sariirta ka caawisa iyo daawadooda
Cuntada raga sariirta ka caawisa iyo daawadooda

tusaale ahaan kaniiniga Fiyaagara loo yaqaano dad badan ayuu dilay oo wadnaha ka istaajiyay siiba dadka da’da oo galmada awood dheeri aan u lahayn.

qofka rabo inuu galmo fiican helo waxaa fiican inuu ku dadaalo daawooyinka dabiiciga ah kuwaasoo laga helo meelaha madaawaadka lagu iibiyo sida malabka iyo fiidda timirta iwm..

qofka raba kacsi xoog leh cuntooyinka uu badsanayo waa kaluunka iyo baastada laysku sameeyay sidoo kale caanaha iyo qudaarta iyo furuudka dabiiciga ah.

cuntada marka ay dabiici tahay nink aad bay ugu fiican tahay.

guud ahaan waxaa fiican inaad ku dadaasho cuntada caafimaadka leh.

jirkaagana waa inaad ka ilaalisaa cayilka daran  maxaayeelay raga buurbuuran galmada way dhibaysaa galmo badan ma sameyn karaan naagtana sida la rabay uma yeeli karaan.

 

Timirta waa cunto aad u wanaagsan :

Timirta waxay ka mid tahay cuntada raga sariirta ugu roon
Timirta waxay ka mid tahay cuntada raga sariirta ugu roon

 

 مَنِ اصْطَبَحَ كُلَّ يَومٍ تَمَراتٍ عَجْوَةً، لَمْ يَضُرَّهُ سُمٌّ، ولا سِحْرٌ ذلكَ اليومَ إلى اللَّيْلِ وقالَ غَيْرُهُ: سَبْعَ تَمَراتٍ.

صحيح البخاري

 

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

هناك عدة طرق لتخطيط الوجبات الغذائية meal planning أهمها نظام المجموعات الغذائية، وهرم الدليل الغذائي. وسنقوم بشرح هذين النظامين بالتفصيل بالإضافة إلى نظام قوائم بدائل الأطعمة.
نظام المجموعات الغذائية:
يعتمد نظام المجموعات الغذائية food groups على تقسيم الأغذية إلى عدة مجموعات تتشابه إلى حد كبير في قيمتها الغذائية ومحتواها من العناصر الغذائية ولتخطيط الوجبة المتكاملة توزع الأطعمة في الوجبة على هذه المجاميع بحيث تشتمل الوجبة على حصص محددة من كل مجموعة.
وهناك عدة مجموعات من الأغذية ففي بعض الدول قسمت الأغذية إلى ثلاث مجموعات، وفي دول أخرى إلى أربع مجموعات وكذلك إلى خمس أو ست مجموعات، ولكن الأكثر شيوعا هي المجموعات الأربع

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More