Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka

Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka

Su’aasha:

Baabasiirka dhib ma u keentaa basasha ?

Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka
Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka

Jawaabta:

Basasha dhib ma u keento baabasiirta bal daawo ayay u tahay bawaasiirta, basashada waa antibiyootik dabiici ah waxay la dagaallantaa bakteeriyada, sidoo kale waxay xoojisaa difaaca jirka, sidoo kale waxay wax u tartaa dheefshiidka kaasoo  kaalin ka qaadanaya caloosha inay socoto, bawaasiirta calool socod ayaa u fiican, basasha sidoo kale waxay yaraysaa xanuunka ka dhalanaya caabuqa jirka oo bawaasiirka uu keeni karo.

Sida basasha loogu daaweeyo baabasiirka:
Qaabka koowaad:
waxaa la keenaa basal dhexdhexaad ah afar gabal ayaa laga dhigayaa kaddib hal liitar biyo ayaa lagu karkarinayaa waxaa lagu dhaqayaa dabada afkeeda.

qaabka labaad:

Waxaa la keenaa hal basal waxaa la saarayaa dabka wax saliid ama biyo laguma taabanayo, waa la dubayaa markaas ayaa la shiidayaa iyadoo duban kaddib waxaa la marinayaa baabasiirta meelaha uu gaaray seddex jeer maalin kaste.

 

Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan

Onions do not cause problems for the stomach but it is a cure for the stomach, onions are a natural antibiotic that fights bacteria, it also strengthens the immune system, it also helps the digestive system which helps the stomach to run, onions are good for nausea, onions also reduce the pain caused by the infections in the body that the stomach can cause.

How to treat onions with diarrhea:
The first form:
A medium onion is brought in and four pieces are made into four pieces and then one litre of water boils and washes the tail in its mouth.

the second form:

It is brought to one onion and put on the fire with no oil or water to touch, it is baked and then ground and after baking it is applied to the basin where it has reached three times every day.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More