Asc wll mcn waxan ahay arday somaliyed waxan ku dhibanahay dhanka fahanka waxa i nafeyay bahashan la yiraahdo siigo ila io mudo dheer wey i daba tagan tahay marka wan rabaa qaabka oogu fudud ee aan ku ilowi karo jawab dag dag ah i.a
Jawaabta:
Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay qaabka loo joojiyo siigada waxaad ka akhrisan kartaa linkiyadan: