Site icon Daruur درور

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Dhalinyar badan oo aad u xanaaqsan ayaa maanta sawirka Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo jeexjeexay.
Farmaajo waxay ku dhaleeceynayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho inuu ka dambeeyo leynta dadka ku nool Muqdisho.

Sawirka xamar mudaaharaadka 2
Sawirka xamar mudaaharaadka 2

Markii askari uu dilay gabar uur leh iyo nin kale oo gurigooda ag fadhiyay kaddib.
Dalka soomaaliya oo wali sii qasan ayaa hadda arrinkan kasii daraya dhibka taagan.

Sawirka xamar mudaaharaadka 2
Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo
Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo
Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo
Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo
Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Wiilka jeexjeexay sawirka madaxweynaha waa wiilasha aadka uga xanaaqay mid ka mid ah arrinta dhacday.

waxaa la filayaa inuu ku nool yahay degmada boondheere oo ah meesha uu ka dhacay dilka.

arrimahan waxay sal ku leeyihiin siday sheegeen dad badan qabylaaladda ka jirta dalka.

dad badan ayaa ku sheegay baraha bulshada Farmaajo inuu ujeeddo kale wato sidey sheegayaan dadkaas.

wuxuu u yimid inuu dad badan ka takhaluso waxayna leeyihiin markii uu yimid waxaa batay qaraxa muqdisho sidoo kale gubashada suuqyada magaalada muqdisho iyo meelo kale oo badan.

Dadna waxay sheegayaan kuwa dadka laayay inay yihiin dad aan dowladda ka tirsanayn oo soo qaatay dharka booliska.

 

 

Exit mobile version