Yoweri Museveni Farmaajo siduu usoo dhoweeyay

Yoweri Museveni qaabka uu taagan yahay, wuxuu tilmaamayaa kibir iyo islaweyni, caadi ahaan marka qofka madaxweynaha soo dhoweynayo diggiisa wuu kasoo hor baxaa, ee ma aha inuu sugo, qaabkan wuxuu tilmaamayaa inuu liidayo qofka kale.

 

Madaxwene Farmaajo sawirkan ay ka sawireen kuwan waxay muujinayeen sida ay ka aaminsan yihiin soomaalida.
waxaa la sheegay Yoweri Museveni inuu soomaali dhowr jeer u gafay.
Marka madaxda soomaaliyeed uma socdaan inay sharaftooda ilaalsadaan waxaa kaliya u daran inay lacag ka aruursadaan xukun, maxaayeelay waxay u arkaan jaanis ganacsi ah.

Farmaajo iyo Madaxweynaha Uganda
Farmaajo iyo Madaxweynaha Uganda

Farmaajo safar ayuu ka bixi la’yahay, markuu dalka qabtayna waxaa aad usoo batay qaraxyada iyo dilka.
marka waa wax yaab badan.
teeda kale waad xusuusan tihiin ayaan filayaa marka uu shacabka la kulmayay inuu silig isaga hormariyay.
isu barbar dhiga sawirkan iyo sawirkaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More