Yoweri Museveni Farmaajo siduu usoo dhoweeyay
Yoweri Museveni qaabka uu taagan yahay, wuxuu tilmaamayaa kibir iyo islaweyni, caadi ahaan marka qofka madaxweynaha soo dhoweynayo diggiisa wuu kasoo hor baxaa, ee ma aha inuu sugo, qaabkan wuxuu tilmaamayaa inuu liidayo qofka kale.
Madaxwene Farmaajo sawirkan ay ka sawireen kuwan waxay muujinayeen sida ay ka aaminsan yihiin soomaalida.
waxaa la sheegay Yoweri Museveni inuu soomaali dhowr jeer u gafay.
Marka madaxda soomaaliyeed uma socdaan inay sharaftooda ilaalsadaan waxaa kaliya u daran inay lacag ka aruursadaan xukun, maxaayeelay waxay u arkaan jaanis ganacsi ah.
