Site icon Daruur درور

Youtube sidee lacag looga helaa waa maxay Google AdSense

Waxaa jiro borogram la dhaho Google AdSense.

Borogramkan wuxuu yahay mid xayeysiis shaqo ku leh, waxaa iska leh shirkadda Google.

Youtube sidee lacag looga helaa waa maxay Google AdSense
Youtube sidee lacag looga helaa waa maxay Google AdSense

Qofka shirkadda Google wax ku xayaysiisanayo webkaaga ama kanaalkaaga Youtube ayaa u noqonaya meesha uu wax ka xayaysiisan lahaa.
Marka shirkadda Google ayaa labadiina  idin dhexeyso lacagta Google qeyb ayay ka qaadanaysaa adiga qeyb.
Marka qof website leh wuu ku biiri karaa sidoo kale qofka Youtube ku leh channel isagana wuu heli karaa inuu ka mid noqdo dadka lacag ka helayo xayaysiinta shirkadda Google.

Maxaa shardi ah in Youtube lacag laga helo?

Waxaad furanaysaa Channel kaddib waxaad galinaysaa Video oo adiga aad leedahay,  oo meel kale aadan kasoo qaadanin.

Way joojiyeen Video meelo kale aad kasoo qaadday inaad lacag ka hesho dad badan ayaa laga joojiyay lacagta hayeysiinta Youtube.
Google aad bay u adkeysay xayaysiinta shuruudaheeda.

Lacagta qaabkee looga helaa Google?

Lacagta waxay ku xiran tahay booqashada dadka soo booqanaya iyo galitaanka ay galayaan xayeysiinta ka muuqanayso kanaalkaaga, markastoo ay badato jugta xayeysiinta lacag ayaad helaysaa.

Goorma kanaalkaaga la oggolaanayaa inuu ka mid noqdo kuwa wax xayaysiin karo?

Marka hore  isla markii ayaad ka dalban kartay laakin hadda maamulka Youtube wuxuu dejiyay shuruudo la xiriira aqbalintaanka kanaalkaaga.

Dadka subscriber-kaaga sannadka ugu dambeeeya wa inay gaaraan 1000 qof.

Daqiiqadaha daawashadana waa inay gaaraan 4000 diqaaqad.

Shuruudda Youtube lacagta lagaga helo
Shuruudda Youtube lacagta lagaga helo

waxaa ugu muhimsan inaad akhriso siyaasadda u degsan xayaysiinta Google

AdSense

iyo shuruudaha u yaalla

 YouTube Partner Program terms

Waxaa jira webyo kale lacag lagam sameyn karo halkaan ka gal:

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

 

 

يمكن لأي شخص يمتلك موقعًا أن ينضم إليه ويمكن للشخص الذي يمتلك قناة على YouTube أن يصبح أيضًا أحد الأشخاص الذين يكسبون المال من إعلانات Google.
ما هي متطلبات كسب المال على اليوتيوب؟ تفتح قناة وتحمّل مقطع الفيديو الخاص بك ، والذي لم تلتقطه من أي مكان آخر.
لقد أوقفوا الفيديو ، كما تم منع الإعلانات على YouTube في الأماكن الأخرى التي اتخذتها لكسب المال من العديد من الأشخاص. إن Google صارمة للغاية فيما يتعلق بالإعلان من حيث شروطها.
كيف تحصل على المال من جوجل؟ تعتمد الأموال على عدد الزوار ووصولهم إلى الإعلان الذي يظهر على قناتك ، وكلما زاد عدد الإعلانات التي تحصل عليها ، زادت الأموال التي تحصل عليها. متى سيتم السماح لقناتك بالإعلان؟
في البداية ، يمكنك التقديم على الفور ولكن الآن وضعت إدارة Youtube معايير لقبول قناتك.
يجب أن يصل عدد المشتركين في قناتك في العام الماضي إلى 1000 شخص. يجب أن تصل دقائق المشاهدة إلى 4000 دقيقة.

Exit mobile version