Xonqorta warts sida dabiiciga laysaga daaweyn karo
How to cure warts naturally in home ?
Xonqorta warts sida dabiiciga laysaga daaweyn karo
Xonqorta afka ingiriiska waxaa la dhahaa warts ama skin tags sida dabiiciga laysaga daaweyn karo
xonqorta sida looga bi’iyo jirka
qaabab badan ayaa looga goyn karaa jirka
1- waa in laga reebaa dhiigga soo gaaraya taas waxaa lagaga reebi karaa in dun lagu xiro oo lagu dhuujiyo ilaa hal maalin inay xonqortu xiranaato kaddib iyadaaba iska dhacaysa
2- in dab lagu gubo, intaad keento qori yar dabka ayaa la saarayaa markaas ayaa lagu qabtaa xonqorta
3- waxaad keenaysaa saliid xabadsowdo iyo malab waad isku daraysaa waxaad marinaysaa xonqorta dun ayaad ku xiraysaa sidaas ayaad samaysanaysaa ilaa ay ka dhacdo xonqorta,
Ereyada raadiska:
sidee loo daaweeyaa, xoqorta, xonqor, xoqor,xogor, xongor, barta, maqaarka, nabarka, jirka, dhiiga, qaabka daawada barta, daawo dabiici
1- يتم منع الدم منه والذي يمكن استبعاده من ربطه بخيط وتثبيته لمدة تصل إلى يوم واحد حتى يتم منع الدم ثم تنقطع تلقائيا
2- كيه بالنار، تحضر عودا صغيرا يتم إشعال النار فيه ثم يكوى
3- أحضر زيت حبة السوداء والعسل، وتخلطها مع العسل، وتضع المخلوط مكان الزائدة الجلدية ، فتفعل ذلك حتى تسقط ،
كلمات البحث:
كيفية علاج ، الخدوش ، ، ، البقع ، الجلد ، الجلد ، الجروح ، الجسم ، الدم ، الطب الطبيعي