Xiriirka ka dhexeeya riyada biyabaxa iyo siigaysiga

Su’aasha:

Wll waxaan layaabay go aankayga wuu adag yahay lkn hal mid ayaa i haysato waxaa laga yaabaa 20 maalin inaa habeen aniga oo ogayn siigaysto markaas dareen waali ah ayaan dareemaa subixii iyo waxaan is dhahaa iska dhamaystir awalba waad sameeyey markaas baan maalintii sameeyaa 10 ama 9 mar ilaa maalinta ay ka dhamaanayso hadana waan joogiyaa 10 bari ka bacdi habeen ayaa sameeyaa markaas baan iska dhahaa hadana dhamaystir halka dhib waa habeenkii bis ayaa sameeyaa qladkaas oo maalinta uma baran habeenkii hadaan sameeyana maalintii mid waali ah ayaa iqabanayso marka habenkii hadaan iska dayn lahaa maalin masameeyeyn oo waad ka adkahay maalintii marka soo dhib iima kaynayso dhamaystirkaas aan sameeynayo soo isma dhaamaan hal intaa sameeyo oo hadana go aan qaato ilaa iska daynayso intaa ii kala shayg
Waxaana ii sheegtaa sidee aniga oo ogayn ku biyo bixi karaa riyo sidaas ayaa caafimaad ah ayaa la yiri oo taas ma qabtimaysid wll mahadsanid

Xiriirka ka dhexeeya riyada biyabaxa iyo siigaysiga
Xiriirka ka dhexeeya riyada biyabaxa iyo siigaysiga

Jawaabta:

Sida aad ku socoto waa halis waxaan ku leeyahay caqli yeelo oo iska jooji siigada intaysan iyada ku joojinin, qaabka aad sheegayso waa waali caafimaadkaaga ayay dhib weyn u geysanaysaa, taasna waxaa kuu sii dheer dambiga ay tahay sida culimo badan ay qabaan.

Haddii aad siigada si toos u joojiso biyaha marka ay kugu bataan adoo hurdaya ayay riyo kaaga imaanayaan, laakin dadka siigaysta hurdada inay ku biyabaxaan way ku adag tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More