Waxaa ku jiray dadka lagu dilay weerarka magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim , sidoo kale wuxuu ahaa Xildhibaan, Ilaahay ha u naxariisto.

Saqar wuxuu wax ka bartay dalka Masar, wuxuu ku biiray siyaayadda soomaaliya.
waxaa la sheegay inuu khudbad kajeediyay baarlamaanka 19ka bishan daawo qayb ka mid ahkhudbaddaas.