Xasan Aadan Samatar Farmaajo muxuu ka rabaa
Farmaajo iyo Khayre waxay soo dhoweeyeen Fanaanka caanka ah Xasan Adan Samatar.
dad badan ayaa baraha bulshada soo bandhigay oo isweydiiyay Farmaajo iyo Khayre waxay soo celin la’yihin amniga Muqdisho waxay taraysaa inay ku fanaan waxyaalo aan faan ku jirn.
Qofka masuulka ah waxaa laga rabaa inuu ka fikiro dalka iyo dadka waxa ay u baahan yihiin.
Farmaajo iyo Khayre hadalka ayay ku fiican yihiin iyo ballanta shaqada iyo oofinta waxay ku yihiin dad aan laga haynin waxna.
Dadka baraha bulshada sawiradanayay wadaan :


