Xarafka (Y) af ingiriiska marka (aay) loogu dhawaaqayo
Xarafka (Y) afka ingiriiska marka uu shibbane ka dambeeyo waxaa loogu dhawaaqaa (aay) sida aad ku arakyso tusaalooyinka jadwalka ku jira.

Halkaan waxaad ku arkaysaa ereyo English tusaale ah waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali:
English | Arabic | Somali |
nearby | مجاور | Deris la ah |
justify | يبرر | ku marmarsiyoonaya |
apply | يطبق | dabbaqaya |
sky | سماء | cir, samo |
rely | يعتمد | cuskanaya |
shy | خجول | Qof xishood badan |
by | بواسطة | ku, (horyaale) |
deny | ينكر | inkiraya |
cry | يبكي | ooyaya |
try | يحاول | isku dayaya |
fry | يقلي | dubaya |
why | لماذا | maxaa |
fly | يطير | duulaya |
Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa
Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator