Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska
Shubbanaha (L) laguma dhawaaqo marka shaqal uu ka hoorreeyo hal shubbanana ka dambeeyo, waxaa la qariyaa xarafka (L) ereyada ugu caansan afka ingiriiska waxaa ka mid ah, ereyadan jadwalka ku sugan oo loo turjumay af soomaali iyo af carabi, kuwa iyaga la mid ahna waxaad ka heli kartaa qaamuuska afka ingiriiska, haddii aad ka baarto.
Qaabka ugu fiican loo barto afka English-ka waa in ereyda isu eg aad xifdiso, taas waxay sahal kaaga dhigaysaa inaad noqoto qof si fudud u adeegsan karo afka ingiriiska.
ENGLISH | ARABIC | SOMALI |
yolk | صفار البيض | jaalaha ukunta |
folk | قوم | dad |
calf | عجل صغير | dibi yar |
chalk | طباشير | jeesad |
should | يجب | waxaa waajib ah in |
walk | يمشي | soconaya |
calm | هاديء | deggan |
half | نصف | bar / nus |
talk | يتحدث | hadlaya |
balm | بلسم | daawo / dhay |
palm | نخلة | geed timireed |
Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa