Xarafka (D) goorta aan lagu dhawaaqin Afka English
Daruur
Ereyo waxaa jira afka ingiriiska aan lagu dhawaaqin xarfaha qaar, ereyadan soo socda laguma dhawaaqo xarafka (D) oo ugu dambeeya ereyga, laakin qoraal ahaan waa la qoraa marka la hadlayo xaraf (D) waa la qariyaa.