Site icon Daruur درور

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Su’aasha:

Waxan jooga Nairobi xageen ka helaa ginseng oo xidida ah hadii an waayo isago xidid ah isago kabsool ah way nocya badanyihiin wayna magacya badanyihiin midkee ugu fiican.

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah
Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Jawaabta:

Ginseng  oo dabiici ah meelo badan ayaa laga helayaa, haddaad raadiso waa laga yaabaa inaad hesho, waliba waxaad ka raadin kartaa meelaga lagu iibiyo geedaha daawada, haddii aad weyso asoo dabiici ah waad cuni kartaa midka kabsolka ah wax dhib ma laha, qiimaha fiiri midka ugu qaalisan ayaa la dhihi karaa asaa ugu fiican maxaayeelay ginseg ayaa ku badan.

 

Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng

ينمو الجنسنغ البري طبيعياً ويُحصد أينما وجد. يُعتبر نادراً نسبياً، ويتعرض لخطر الانقراض بشكل متزايد،

وذلك بسبب الطلب المتزايد على المنتج في السنوات الأخيرة، مما أدى إلى طلبه

وحصاده بشكل أسرع من معدل نمو النباتات الجديدة (يتطلب سنوات لنضج جذوره).

Ginseng  oo dabiici ah meelo badan ayaa laga helayaa, haddaad raadiso waa laga yaaba
Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

يمكن للجنسنغ البري أن يكون آسيوي أو أمريكي، ويمكن أيضاً معالجته ليكون جنسنغ أحمر.

برامج تنمية غابات الجنسنغ الأمريكية في فيرمونت، مين، تينيسي، فيرجينيا، شمال كارولينا، كولورادو، فرجينيا الغربية، كنتاكي ،

واتحاد حاميي النبات شجعوا زراعة الجنسنغ وذلك لاستعادة المواطن الطبيعية ولإزالة الضغط عن الجنسنغ البري المتبقي،

حيث يقوموا بتوفير المشورة ومصادر توفر الجذور الصغيرة (الجذيرات) للجنسنغ.

وتعد غابات الجنسنغ المزروعة ذات قيمة مماثلة للجنسنغ البري من نفس العمر.  المصدر

Exit mobile version