Xaflad loo qabtay ilmaha Quraanka dhameeyay
Xaflad ayaa loo dhigay arday soomaaliyeed oo Quraanka dhammaysay, xafladda waxaa lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka masar.
xafladda waxaa qabtay markazka Imaam Shaafici oo ku yaalla magaalada Qaahira.
waxaa kasoo qaybgalay xafladda dad badan oo ay ka mid yihiin waalidiinta ilmahaas dhalay.
Waxaa meesha ka muuqda Macallin Xasan Iidow Macallin Taliye iyo Sheekh Shucayb












