Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa
Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa
Riyada:
Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo oo xabad ku cayrsanaya qof kale kadib kadib xabadii uu qofka kale uwaday baa aniga
wadnaha iga dhacday oo caloosha ayay isla markiiba kabaxday, laakiin wax xanuun ah madareemin oo sidhib yar bay iiga baxday

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa hadal kulul ama dhaleeco aad lgugu talagalin
ama si qalad ay ayaa hadal xun lagaaga sheegayaa.
Hadalkaas wuxuu kuu keenayaa murugo iyo walwal.
iska ilaali dadka laga yaabo inay xumaan kula rabaan.
Halkan ka daawo riyada dagaalka
The dream warns you against harsh words or criticism that are not intended
or that bad words are said about you by mistake.
Such words will cause you sadness and worry.
Beware of people who may wish you harm.