Xaaskeyga waxay ku riyootay anoo sariirta dab ka shidayo

My wife saw in the dream a fire on our bed

Su’aasha:

Asc.

Fasiir Riiyo.

Asc walal waan ku salaamay waxan raba in Riyaadan la ii fasiiro Xaaskeyga waxay ku riiyootay anaga oo sariirta wada jiifna inan geeska aan aniga jiifa aan Dab ka shiiday marka ay i weydiisay waxan dabka u shiiday waan ku qoslay. Marka walal maxay noqon karta Fasiirkeeda Xaaskeyga shalay safar ka imaday.

Xaaskeyga waxay ku riyootay anoo sariirta dab ka shidayo
Xaaskeyga waxay ku riyootay anoo sariirta dab ka shidayo

Jawaabta:

dabka saan sheegnay waa arsaaq wanaagsan siiba marka uu arko qofka xaaska leh, sidoo kale marka uu yahay dabka wax aan burbur wadanin.

sidoo kale dabka wuxuu noqon karaa magac iyo muuno uu qofka yeelanayo.

waayo dabka nolosha kaalin weyn ayuu kaga jiraa cunto iyo waxyaalo badan dab la’aantiisa ma suurtagalayaan.

vafsirka riyada dabka oo faahfaahsan halkan ka akhriso

Fasirka riyada badaka maxay noqon kartaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More