Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay
Su’aasha:
Asc wr, wll xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay ,riyadaan maxaa lagu fasiri karaa.
Jawaabta:
Riyada xajka waxay tilmaamaysaa qofka inuu Alle u dhowaan doono, sidoo kale inuu darajo heli doono waa riyo fiican, xajka wuxuu kaloo tilmaamaa wanaag iyo samafal iyo camal suuban.