Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jan 24, 2022 539 0 Su’aasha: Asc wr, wll xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay ,riyadaan maxaa lagu fasiri karaa. Xaaskayga aya ku riyootay anoo xajka jooga oo xajiyay Jawaabta: Riyada xajka waxay tilmaamaysaa qofka inuu Alle u dhowaan doono, sidoo kale inuu darajo heli doono waa riyo fiican, xajka wuxuu kaloo tilmaamaa wanaag iyo samafal iyo camal suuban. Riyada XajkaSawirada XajkaXajka 0 539 Share