Site icon Daruur درور

Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno

Su’aasha:

Aslc dhamaantii su aal
Marwadaada xalaasha ah marka aad u tageeyso habeenkii haday kaa sii jesato iyada oo kula ciyaarin ama kula raxaysan weydo marwalba maxaa jira culimo.

Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno
Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno

Jawaabta:

Wax kasta ayaa dhici kara waxaa laga yaabaa inay murgayso, ninka ayaa laga rabaa inuu la sheekaysto oo ka fahmo waxa ay u baahan tahay, kalsooni waa inaad siisaa, xaaskaaga waa inaad saaxiib ka dhigataa.

Marka qof hadduu arko xaaskiisa oo kasii jeesanayso sabab ayaa keentay xaaladdaas, marka adaa lagaa rabaa inaad ka soo saarto sababta keenay taas. Waxaadna kagag soo saari kartaa inaad la sheekaysato aad waraysato aad hadal macaan ku tiraahdo, niyadda aad u dhisto.

Exit mobile version