Site icon Daruur درور

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Su’aasha:

Waxaa qabaa xaas dhibteedu fircooni waa isma daryeesho hadaa u baahdo ima siiso caruur bay ii haysaa baryo ayaa uga dhalay haday uur qaadana ima siiso hadaa cunaqabateeyo iima baahato xataa sanado in aanu wadahal ayaa laga yaabaa mana ahi qof ku liita sariirta maxaa looga maarmi karaa dhaqaale mid labaadna mahaye ?

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta
Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Jawaabta:

Waxaa fiican inaad adeegsato caqligaaga, maxaayeelay dumarka hadalka fiican waa lagu soo jiddi aadna way u jecel yihiin, intaad naag kale raadin lahayd oo dhib kale aad isku furi lahayd oo ilmo kala yaacsan aad meel walbi ku dhali lahayd waxaa kuu fiican inaad ku dadaasho xaaskaaga iyo caruurtaada oo wax kaste aad u hurto waxaa laga yaabaa qaabab gaar ah inay u baahan tahay oo adiga ay kaa xishoonayso xishoodka ka bixi oo ku dadaal raaxadeeda iyo waxa y jeceshay, kasoo gal waxyaalaha ay ka hesho, marka ugu dambayso guul waad ka gaaraysaa.

In badan ayaan ka jawaabnay su’aalo la xiriira su’aashaada webka ayaad ka dhex raadin kartaa.

Exit mobile version