Wilhelm Ott oo saaxiibtiisa markuu islaamiyay guursaday
Daruur
Ninkii soo islaamay iyo xaaskiisa
Lagdanyaqaanka u dhashhay Austria Wilhelm Ott oo soo islaamay goor dhow ayaa maanta guursaday saaxiibaddiisa islaamka kahor.
Wuu diiday inuu guursado ilaa ay kasoo islaanto wuxuu ka dalbaday inay islaamka soo gasho.
Wilhelm OttNinka soo islaamay
Wayna soo islaantay sharceeda islaamka ayuu ku guursaday wuxuu yiri: maanta ayaa diintayda dhamaystirantay iyadoo ay ila socoto saaxiibtayda hore oo noqotay xaaskayga hadda oo soo islaantay oo aan guursaday iyadoo muslin ah aad baan ugu faraxsanahay diintan.