Site icon Daruur درور

Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

Wiil soomaaliyeed oo sawir gacameed yaab leh ka sameeyay  MD Turkey Erdogan iyo masuuliin kale.

Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan
Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan
Wiil soomaaliyeed oo sawir gacan ka sameeyay madaxweynaha turkiga iyo dad kale abshir (1)
Wiil soomaaliyeed oo sawir gacan ka sameeyay madaxweynaha turkiga iyo dad kale abshir (2)
Wiil soomaaliyeed oo sawir gacan ka sameeyay madaxweynaha turkiga iyo dad kale abshir (3)
Wiil soomaaliyeed oo sawir gacan ka sameeyay madaxweynaha turkiga iyo dad kale abshir (4)

sawirka ayaa ah mid loo maleeyo in Camera lagu sawiray.

sawirka  wiilka wuxuu u adeegsaday qalabka caadiga oo lagu sawiro sawirada gacmeed.

Marka laga hadlo farshannimada waa arrin dadka ay ku kala duwan yihiin dad waxaa jira dad maskax u haya inay qof toos ah sawiraan waana mowhibo qofka ku dhalanayo inuu qaabayn karo waxna sawiri karo, waxaa kaloo uu u kordhin karaa mowhibada sawirka barashada haddii uu barto, Hadda caalamka dugsiyo ayaa jira dadka lagu baro  sawirka.

Axaaiis ayaa jira sawirka reebtay culimada sawirka guud ahaan way isku khilaafeen qaar sawirka gacanta way reebeen qaarna waxay oggolaadeen sawir aan dhammaystirnayn.

Exit mobile version